About Us

Know Who We Are

About

It’s a tech blog that brings together the best of IT news and the best of Roadmaps Computer Certifications to the Young Somali student that interesting the Different IT fields.

Maanta, tignoolajiyadu waxay door muhiim ah ka ciyaartaa nolosha bini’aadamka ee qaybaha kala duwan. Waxa ay noqotay qayb ka mid ah hawl-maalmeedkeena, iyada oo beddeleysa habka aan u wada xiriirno, u shaqeyno, wax u baranno, nafteena u maaweelinno, oo aan ula fal-galno adduunka.

Cilmiga Computer-ka waxaan kusoo dhex jirey 10-kii Sanno ee u danbeysey. Waxaan shahaada heerka kobaad ku diyaariyey Cybersecurity, heerka labaadna Data Science & Information security.

Waxaan haystaa Shahaadooyin Kale Sida, IBM Cybersecurity Analyst, Google IT Support, Linux SysAdmin iyo Qaarkale oo aan IT -ga Ahay-

Scroll to top
Caarif Media Tech
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.